Lamaane Qarashka arooskooda ku bixi lahaa ugu Deeqay dad dhibaato xoogan heesato

Lamaane u dhashay dalka Itoobiya ayaa ku dhaqaaqay talaabo dad badan ku taageereen kuna amaaneen, kadib markii qarash fara badan ay ugu tala galeen in ay ku bixiyaan arooskooda ugu deeqeen dadka ku dhibaateesan qeybo kamid ah gobolka Tigrey. Meaza Tadese iyo Kalab Belay ayaa markii hore ahaa qorshahooda in ay dhigtaan aroos weyn oo … Continue reading Lamaane Qarashka arooskooda ku bixi lahaa ugu Deeqay dad dhibaato xoogan heesato